Aniga ma fahmin who is miss Somalia, gabdho badan ayaa safka u jira mid walba waxay leeyahay ha la ii codeeyo. waxaan joognaa aduun aan quruxda la isk...
Body
Aniga ma fahmin who is miss Somalia, gabdho badan ayaa safka u jira mid walba waxay leeyahay ha la ii codeeyo.ย waxaan joognaa aduun aan quruxda la isku raacsaneyn. Intee loo kala ordaa ?
1 Replies