Somaliland waa ka baxday Wadahadalkii Somalia
Started 3 days ago by Mohamed Ali in Politics
Maamulka la magac baxay Somaliland, ayaa diiday wadahadaladii Soomaaliya, kadib markii ay ku kacday xad-gudubyo ka dhan ah Maamulkooda siday sheegeen.
Body
Golaha wasiirada ee maamulka Somaliland ayaa sheegay maanta inay diideen inay wadahadalo la yeeshaan Somalia. Waxay ku eedeyeen inay Somalia kula kacday xadgudub kadib markii Ra'iisal wasaare Xamse uu safar ku tegay Magaalada Laascaanood ee maamulka SSC Khaatumo.
Tags: ssc khaatumo, somaliland, #Somalia2025
-
No one is replied to this thread yet. Be first to reply!