nimanka xun ee gabdhaha garaaca

Started 1 week ago by Khadiijo Ciise in Advice, Guur & Nolol

Nimanka xun ee gabdhaha garaaca rag ma loo waayay, maalin walba ayaad arkeysaa gabar wejiga ka bararan oo si xun loo dilay, middii ugu dambeysay maanta, wax...

Body

Nimanka xun ee gabdhaha garaaca rag ma loo waayay, maalin walba ayaad arkeysaa gabar wejiga ka bararan oo si xun loo dilay, middii ugu dambeysay maanta, waxaa la yiri 'ninkeeda ayaa si xun u dilay kadib markay hilmaantay inay shaarkiisa u feereyso. Taasi sow maahan foolxumo adduun in ilmahaaga hooyadood aad sidaas u disho.

1 Replies

  • Replied 1 week ago

    Report

    Rag iyo dumar xun waa jiraan.

.');