DF oo si degdeg ah uga falcelisay go'aankii Saciid Deni

Started 3 days ago by Oday Somaliyeed in Wararka Maanta

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg ah uga falcelisay hadalkii maanta uu jeediyay Madaxweynaha Puntland, kaasoo ku dhawaaqay in uusan ka qeybgaley...

Body

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg ah uga falcelisay hadalkii maanta uu jeediyay Madaxweynaha Puntland, kaasoo ku dhawaaqay in uusan ka qeybgaleynin Shirka Golaha Wadatashiga ee dhawaan lagu qabanayo Muqdisho.

https://www.caasimada.net/df-oo-jawaab-deg-deg-ah-ka-bixisay-tallaabadii-uu-qaaday-saciid-deni/

2 Replies

  • Replied 3 days ago

    Report

    ย Waxaa u jawaabay wasiirka arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay Siciid Deni isku jufo yihiin. isagoo sheegay in Deni uu noqday jid iyo jiho diid, sida uu hadalka u dhigay.

    Waxaa kale oo uu hoosta ka xariiqay inuu diiddan yahay aqoonsiga maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo iyo inay isku tashadaan dadka deegaannadaasi. Waaba arin kale.

  • Replied 3 days ago

    Report

    Siciid Deni maalmahan xaalkiisa ma fiicna. Odayga waa wareeray bay ila tahay

.');