Su’aalaha Fanka

Started 1 month ago by Mohamed Ali in Entertainment, Fanka

Fanaan kee ayaad u maleyneysaa inuu sameeyay heesta ugu fiican 2025? 🎤🔥" "Heesta hal eray ku cabir…👇✨"

Body

Sanadkan 2025 heeso badan ayaa la soo saaray—kuwa qosol leh, kuwa murugo ah, iyo kuwa qalbiga dhaqaajiyay.
Laakiin hees kee adiga kuu ahayd tan ugu fiican?
Fanaan kee ayaa si gaar ah ishaada qabtay sanadkan?

 

👇 Nagu soo biir adigoo sheegaya:

  • Magaca fanaanka?

  • Heesta uu sameeyay?

  • Sababta aad u dooratay?

 

2 Replies

  • Replied 1 month ago

    Report

    Waxaan ku doortay inuu si yaab leh u qaaday iyo welibana muusiga la saaray

  • Replied 1 month ago

    Report

    Maxamed Saleebaan Tubeec. Heesta riyadii xalaytaa. 

.');